|
1 |
|
Khudbada Jimcihi Masjid
Nakhiil
Khudbada Jimcihi 16
Shawal 1429 17 Octobar 2008 Masjid Nakhiil Magaalada Hargaisa Waxaa Soo Jeediyay Sheekh
Maxamed Xuseen Jaamac
|
|
Khudbada Jimcihi Masjid
Nakhiil
Khudbada Jimcihi 11
Shawal 1429 10 Octobar 2008 Masjid Nakhiil Magaalada Hargaisa Waxaa Soo Jeediyay Sheekh
Maxamed Xuseen Jaamac
|
|
1 |
|
Khudbada Jimcihi
& Sheekh Cukaasha
Khudbada Jimcaha Maanta 11
Shawal 1429 10 Octobar 2008 Masjid Al Basiira Bristol UK Waxaa Soo Jeediyay Sheekh C/qaadir
Sheekh Maxamed Cukaasha
|
|
1 |
|
Goormaa Xaakimka La Adeecayaa?
Maanta Qofkii Dooonayo Inuu Ogaado
Cawaaqib Xumada ka Dhalaneeyso
In Xaakimka Lagu Baxo Lala dagaalo Ha Eego Xaalada Soomaliya Ay Ku Sugan Tahay
Maanta
Halkaan Ka Dhagayso
Waqtiga Xaakimka Lagu Baxayo Iyo Waqtiga Aan Lagu Baxayn Sheekh Barbaraawi
|
|
1 |
|
بعض
شروط الجهاد في سبيل الله
Kalmad Aad U Muhiim Oo Ku Saabsan Marka
Jihaad Jidka Alle La Galaayo Waxa Laysaga Baahan Yahay, Kalmadaan Waxaan Ka Soo
Qaadanay Sheekheena Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Cukaasha Markuu Fasirayay
قول الله
تبارك وتعالى:
وَأَعِدُّواْ لَهُم مَّا
اسْتَطَعْتُم مِّن قُوَّةٍ
|
|
1 |
|
الرحمن على العرش استوى
Kitaabka Alle, Sunnada Nabiga Calayhi
Salaatu Wasalaam, Ijmaaca Iyo Caqliga Saliimka Ah Xitaa Xayawaanaadka Waxay
Qirayaan In Alle Khalqigiisa oo Dhan Uu Ka Sareeyo Arinkaasna Waxaa ku Yimid In
Ka badan Kun Daliilood Dhagayso Sheekh C/kariim Xasan Xoosh Oo Wax Ka Tilmaamayo
|
|
1 |
|
قصة أهل الإفك
Waxaan Idin Soo Gudbinaynaa Qisadii Been Abuurashada
أم المؤمنين
عائشة بنت
أبي بكر رضي الله عنها
Ay Ku Been Abuurteen Munafiqiinta, Qisadaan Waxaan Ka Soo Qaadanay Tafsiirka
Suuratu An-nuur Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Cukaasha Ka Wado Bristol
|
|
1 |
|
اسئلة واجوبة
مفيدة
Suaalo Aad Iyo
Aad U Muhiim Ah Islamrkaana Aad Fawaaid Badan laga Helaayo Ayaa loo Bandhigay Sheekheena Sheekh C/laahi
Barbaraawi. Sheekha Allaha Dhowree Wuxuu Ka Jawaabay Suaalahaan
24 Ramadan 1429 Oo Ku Beegneyd 24 Sep 2008
|
|
1 |
|
أحكام
العيدين
Muxaadaro Cusub oo Ku Saabsan Axkaamta Ciidaha Ayaa Ka Baxday Masjid
Albasiira Bristol 28 Ramadan 1429 28 Sep 2008 Waxaa Soo Jeediyay Sheekh C/qaadir
Sheekh Maxamed Aadan
|
|
1 |
|
أحكام زكاة الفطر
Zekaatul Fitriga Ma Waajib Baa? Maxay
Tahay Micnaha Ka danbeeyo? Waqtigee La Bixinayaa? Goormaase Aan La Bixin Karin?
Ka Faaiideyso Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Cukaasha
Oo Ku bayaaninaya Axkaamta Zekaatul Fitriga
|
|
1 |
|
Khudbada Jimcaha Masjid Al Ansaar 26 Sep 08
Khudbada Jimcihi Masjid Al Ansaar Magaalada Hargaisa 26 Ramadan 1429 OoKu
Beegneyd 26 Sep 2008 Waxaa Soo Jeediyay Sheekh C/laahi Xasan Xaashi
Barbaraawi |
|
1 |
|
فضْل العشر
الأخيرة من رمَضانُ
Muxaadaro Cusub Oo
Aaad U muhiim Ah Kuna Saabsan Fadliga Ay Lee Dahay
10ka Dambe Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Waxaa Muxaadaradaas Soo Jeediyay Sheekheena Sheekh C/laahi Xasan
Xaashi Barbaraawi Jazaahullaahu Khayraa
|
|
1 |
|
فضْل العشر
الأخيرة من رمَضانُ
Kalmad Aad U Kooban Balse Ku Sugan Macno Badan & Faiidooyin Badan
Ayaan Ka Qabanay Sheekh C/qaadir Cukaasha Bacda Khudbatul Jimca Masjid Al Basiir
19 Ramadan 19 Sep Isagoo Ku Boorinayay Muslimiinta Iney Dhexda U Xirtaan 10ka
dambe Bisha Ramadaan
|
|
1 |
|
مجالس شهر
رمضان
Q 2aad
nWaa Qeybti 2aad Majaalisu
Shahru Ramadaan Oo Uu Ka Waday Sheekh DR Cismaan macalim Maxamud Paltalka
Axadkasta
Qeybtaan Waxay Ka Baxday
Qolka Live Islamic Salafi Duruus
30 Shacban 1429
31 Aug
2008
|
|
1 |
|
Waxyaabaha
Soonka Buriya
Muxaadaro Cusub Oo Baxday
06 Ramadan
1429 Oo Ku Beegan 06 Sep 2008 Ayaa Ka Baxday Paltalk Oo ku Saabsanayd Cibaada
Aan hada Ku Jirno Ee Soomka Waxa Burinaya Waxaana Soo Jeediyay Sheekh
Xuseen Xasan Cali Xuseen faraaid
|
|
1 |
|
In
Loo Diyaargaroobo Bishaan Barakaysan
Waa In Aan U Diyaar garoownaa
Bishan Barkaysan Diyaar garow dhab ah Si aan Ugu Mid Noqon Kuwa loogu Dambi
Dhaafo Muxaadaro Ku saabsan Arinkaa Waxaa Soo Jeediyay Sheekh C/laahi Xasan
Xaashi Barbaraawi
29 Shacban 1429 30 Aug
|
|
1 |
|
Nafta In Xumaanta
Laga Daahiriyo Ramadaanka ka Hor
Nafta In
Xumaanta Laga Daahiriyo Ramadaanka ka Hor
Waa Muxaadaro Cusub Kana baxday Dowrada Cilmiga Ah Ee Ka Socota Masjid
Sunnah Bermingham Uk 28 Shacban 1429 28 Aug 2008 Waxaana Soo Jeediyay
Sheekh
Khadar Xuseen
|
|
1 |
|
مجالس شهر
رمضان
Q 1aad

23 Shacban 1429
25 Aug 2008 Paltalka
Qolka Live Salafi Duruus Waxaa Si Live Ah Ugu Baxday Qeybta 1aad Muxaadarooyin
Is Daba Socda Oo Sheekh Dr Cismaan macalim Ugu Tala
galay Bishaan Ramadaan, Qeybaha Kale Muxaadarada Axad Walba
Waa Ka Live Qolka Insha Allah
|
|
1 |
|
مختصر في أحكام الصيام
Waxaan Idiin Soo
Gudbinaynaa Kalmad Mufiid Ah Lana Soo Koobay Kuna Dhan Axkaamta Bisha
Barakaysan Ramadaan Ee Nagu Soo foodle Waxaa Kalmadaas Soo Jeediyay
Sheekh Muuse Maxamed C/raxmaan Tarax
|
|
1 |
|
فضل العلم والعلماء
Marka
Aaad Dhagaysato Kalmadaan ku Saabsan Fadliga Uu Lee Yahay Cilmiga Iyo
Fadliga Ay lee yihiin Culimada Haystan Raadka Rasuulka calayhi Salaatu
Wasalaam Oo Uu Soo Jeediyay Sheekh C/laahi barbaraawi
Waxaad Garanaysaa Iney Culimada Ahlu Sunnah nagu lee yihiin Weyneyn &
Ixtiraam |
|
1 |
|
تحريم
قتال المسلمين
Sida Loo Xaraantimeeyay In
Muslimiinta Hub Isku Qataan Waa Kalmad Aad U Qiimo Badan Waqtigan Fitanka Ah Ee
Aan Ku Jirno Awgeed Ayaan Ka Soo Qaadanay Sheekh C/laahi Xasan Xaashi Barbaraawi
Markuu Fasirayay Xadiithkaan
من
حمل علينا السلاح
فليس
منا
Qofkii Noo
Qaata Hub
|