In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka
alle kaas oo ah sababta naloo abuuray
In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa
iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey
Salafu Saalix u fahmeen Alllaha ka raali noqdee
In aan dadka ugu yeerno iney ku
midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is
kooxkooxaysiga iyo firqooyinka